ururka israac qardho

boga hore qorshaha  israac  israac group akhri waxqabadka hada ee israac dadaalkeda dhalinta israac waxbarashada qardho wax soo saarka qardho caafimaadka qardho sawirada waxbarashada sawirada wax soosaarka nadaafada qardho sawirada bilicda qardho sawirada dhaqanka qardho dugsiyada/iskulada shirarka israac qardho wararka oo kooban israac Guest Book Contact

My profile? qardhaawi

 

 qardho waa magaalo qaali ah !

horamarinta deegaanka qardho

      qorshaha noo degan ayaa ah sidaan 

1) kor u qaadida waxbarashada 

2) nadaafada magaalada

3) lashaqayiinta xarumaha caafimaadka

4) furida wadooyinka & dayac tirka 

5) bilicda magaalada  

 

 

isku day in aad u dadaasho dalkaaga hooyo

maxaa laga rabaa dhalinta  

1) isu taaga danta guud ee magaalada qardho

2) in aad siiso  wakhti  ama dhaqaale sidii kor loogu qaadi lahaa arimaha bulshada 

3) in aad ka qayb qaadato shirarka meesha aad joogto

4) in aad iska ilaaliso wixii wiiqi kara hanaanka ama midnimda  sida

         qabiilka, cayda, xanta, dhaliisha qofka oo aad in badan sheegto

5) in uu ogaado qof walba in uu yahay masuul  

isku duubni waa daawo kala daadsanaan waa darxumo

My Africa Travels